Qaar ka mid ah dalalka islaamka oo Maanta u dabaaldegay maalinta 1aad ee Ciidul-adxaa

Dowlado islaam ah iyo Muslimiin ku nool dalal ay ku yar yihiin ayaa maanta ay u tahay maalintii koowaad ee Ciidul Adxaa, halka inta badan dalalka Islaamka ay shalay u dabaal degaan maalinta koowaad ee Ciida, ayna u ahayd 10-ka Dulxaj. Arrintan ayaa salka ku heysa dhalashada Bisha Dulxaj oo dalalka qaarkood aysan isku si … Continue reading Qaar ka mid ah dalalka islaamka oo Maanta u dabaaldegay maalinta 1aad ee Ciidul-adxaa